Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhoweeyay magaalada Bahir-dar ee dalka Itoobiya [Sawirro]
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo ku sugan Itoobiya ayaa galabta gaaray magaalada Bahir-Dar ee dalka Ethiopia. Wafdiga Madaxweynaha Puntland ayaa ka qeyb galaya shirkii sanadlaha ahaa ee Madaxda Shir Madaxeedkii 6-aad ee Madasha Sare ee Amniga Qaaradda Afrika (Tana High-Level Forum on Security in Africa) ee lagu qabto magaalada Bahardaar, loogana hadlo … Continue reading Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhoweeyay magaalada Bahir-dar ee dalka Itoobiya [Sawirro]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed