FeaturedSomali News

Madaxweynaha Soomaaliya Khudbad u jeediyay Dadka Magaalada Marka ee Gobolka Sh/Hoose (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Marko ee Gobolka Sh/Hoose ayaa dadka ku nool magaaladaasi khudbad u jeediyay.

Madaxweyne Farmaajo ayaa fagaare ku yaalla magaalada Marko, kula hadlay dadweynaha ku nool magaalada oo ahayd meel muddo dheer dagaal beeleed ka jiray, ayna qeyb ka heysatay kooxda Alshabaab, waxaan dhowaan magaalada isku furay oo Alshabaab ka saaray guutada 14-ka Oktoobar ee ciidamada xoogga dalka.

Madaxweyne Farmaajo oo maanta tegay magaalada Marka ayaadadweynaha ku nool magaalada Marko ugu baaay inay si la shaqeeyaan ciidanka si Gobolka looga tirtiro argagixisada Al Shabaab.

Image may contain: 17 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 20 people, people smiling, people standing and outdoor

Tags
Close
Close