Madaxweyne Deni oo ka hor yimid Guddiyada Doorashada Dowladda, Soona jeediyey 4 Qodob (Akhriso)

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo ayaa dowlada Federaalka Soomaaliya ugu baaqay inay ciidamadeeda kala baxdo Gobolka Gedo. Isagoo goor dhoweyd ka hadlayey shirka Somalia Partnership Forum ayuu caddeeyay in loo baahan yahay in la dhaqan geliyo heshiiskii Doorashada ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad Goboleedyada ee kasoo bilowday shirarkii Dhuusamareeb 1,2,3 iyo heshiiskii Muqdisho. … Continue reading Madaxweyne Deni oo ka hor yimid Guddiyada Doorashada Dowladda, Soona jeediyey 4 Qodob (Akhriso)