Madaxweyne Farmaajo oo booqday Qabrigii Aas-aasaha Imaaraadka Carabta [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo socdaal rasmi ah ku jooga dalka Imaaraadka Carabta ayaa booqday  qabriga aasaasaha Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha oo ay la socdeen xubnaha wafdigiisa ayaa maanta siyaaro u tegay Qabriga Aasaasaha Imaaraadka Carabta Sheekh Zayid Bin Sultan Al-nahyaan oo saaxiib dhow la ahaa Soomaliya isla markaana beer weyn ku lahaa Afgooye. Madaxweyne … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo booqday Qabrigii Aas-aasaha Imaaraadka Carabta [Sawirro]