Madaxweyne Farmaajo oo Hay’adaha Amniga faray in la furo Jidadka xiran ee Magaalada Muqdisho [Akhriso]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa  faray Hay’adaha Amniga inay wadooyinka u furaan shacabka oo ay sahlaan isu socodka magaalada. Qoraal uu madaxweynaha soo dhigay baraha bulshada ayuu amarkan ku faray hay’adaha amniga isagoo yiri: “Waxaan farayaa hay’adaha amniga inay shacabka u sahlaan isu socodka magaalada, jidadka xiranna loo furo..”. Madaxweyanah ayaa qoraalkiisa ku sheegay … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo Hay’adaha Amniga faray in la furo Jidadka xiran ee Magaalada Muqdisho [Akhriso]