Madaxweyne Farmaajo oo kashifay sababta uu Ra’iisal wasaare ugu magacaabay Xasan Cali Kheyre

Madaxweynaha Dowlada Federaalka  Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa kashifay sababta uu xilka Ra’iisal wasaaraha ugu magacaabay Xasan Cali Kheyre. Isagoo ka hadlayay intii aan u dalka ka dhoofin ayuu madaxweyne Farmaajo ku ceceliyay inuu Xasan Cali Kheyre yahay nin uu la shaqeyn karo, taasoo ah sababta ugu weyn ee uu xilka ugu dhiibay. Farmaajo ayaa … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo kashifay sababta uu Ra’iisal wasaare ugu magacaabay Xasan Cali Kheyre