FeaturedSomali News

Madaxweyne Farmaajo, oo khudbad daqiiqad ka yar u jeediyay golaha shacabka.

Madaxweynaha dawaladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa goor dhowayd galay xarunta golaha shacab isaga oo wada raysal wasaaraha cusub ee uu dhowaan magcaabay.

Kulanka, waxaa kasoo xadiray ilaa 215 xildhibaan.

Madaxweyne Farmaajo, ayaa salaankadib markiiba golaha kacodsaday in ay ansixiyaan raysal wasaaraha cusub.

 

Waxa uu ku tilmaamay nin aqoonyahan ah oo uu usoo xushay in uu noqdo raysal wasaaraha dalka.

Back to top button