Madaxweyne Farmaajo oo laba arrin kala mid noqday Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump [Akhriso]
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo shalay la wareegay xilka Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa arrimo dhowr ah kala mid noqday Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump. Farmaajo ayaa xafladii xil wareejinta ka sheegay inuu awooda dib ugu soo celiyay shacabka, taasoo ahayd ereyadii uu Donald Trump adeegsaday markii loo dhaariyay xilka. Trump ayaa laga soo xigtay inuu awoodda … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo laba arrin kala mid noqday Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump [Akhriso]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed