Madaxweyne Farmaajo oo loogu baaqay inuusan Dabaaldeg u sameyn Sanadguurada Doorashadiisa [Akhriso]

Dhaqdhaqaaq ka socda baraha bulshada ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo inuusan dabaaldeg u sameyn, dhaqaalena ku bixin sanadguurada koowaad ee markii la doortay oo ku beegan 8-da Febraayo. Dhalinyaradda adeegsata bara ha bulshada ayaa bilaabay inay madaxweynaha ku waaniyaan inuusan kharash ku bixin xaflado dabaaldeg oo taas bedelkeed loo wareejiyo kharashka xafladaha … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo loogu baaqay inuusan Dabaaldeg u sameyn Sanadguurada Doorashadiisa [Akhriso]