Maqal & MuuqaalSomali News

Madaxweyne Farmaajo oo Magaalada Roma kulan kula yeeshay Madaxweynaha Talyaaniga (Daawo)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdiga oo hoggaaminayey oo socdaal rasmi ah ku maraya dalka Talyaaniga ayaa la kulmay madaxweynaha dalkaasi Sergio Mattarella.Kulanka labada madaxweyne ayaa ka dhacay Qasriga Quirinale Palace e magaalada Roma, waxayna labada dhinac uga wadahadleen kulankooda xiriirka labada dal iyo iskaashiga ka dhaxeeya sidii dib loogu soo nooleyn lahaa.

SAWIRRO

Tags

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Close