Wadani.com: Covering All Somali News. Views and Analysis
Featured Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Safiirka cusub ee dalka Finland u soo magacowday Somalia [Sawirro]

Finland ayaa safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya, kasoo soo gaaray magaalada Muqdisho, isagoo waraqihiisa aqoonsiga u gudbiyey Madaxweynaha Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa  xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Finland ay usoo magacowday Soomaaliya Mudane Eric Lundberg.

Image may contain: 3 people, people standing

Image may contain: 3 people, indoor

Image may contain: 4 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 4 people, people sitting, living room, table and indoor

Related posts

Golaha Wasiirada Xukuumadda Somalia oo ka dooday tira-koobka shaqaalaha & Deyn Cafinta

Wadani Media

Madaxweyne Farmaajo: “30-kii sano ee ugu dambeeyay Somaliya waxa lagu hayey faragelin toos ah, laakiin..” (DAAWO)

Wadani Media

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Warbixinta Qorshaha Deyn cafinta ka dhageysatay Wasaaradda Maaliyadda (Daawo)

Wadani Media

Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Somalia oo si kulul u beenisay in Korontadii laga goostay [Akhriso]

Wadani Media

Wasaaradda Warfaafinta: “Dab yar ayaa qabsaday keydka waxaana soo gaaray qasaaro yar” [Sawirro]

Wadani Media

Golaha Wasiirada Somalia oo kulan aan caadi ahayn la yeeshay Golaha Dhaqaalaha Qaranka (Sawirro)

Wadani Media