Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shaqadii a ereyay lix garsoore oo ka mid ahaa Maxkamadda Sare ee Soomaaliya. Wareegtada shaqada looga eryay garsoorayaashii Maxkamadda sare ayaa timid markii ay garsoorayaasha iyo guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare isku dhaceen, iyagoo maanta saxaafadda u sheegay inaysan la shaqeyn karin Baashe Axmed Yuusuf oo ay ku eedeeyeen … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo Shaqada ka eryay Lix Garsoore oo ka tirsan Maxkamadda Sare [Akhriso Magacyada]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed