Wadani.com: Covering All Somali News. Views and Analysis
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo shir guddoominaya Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda [Toos u Daawo]

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shir Guddoominaya shirka Golaha Wasiirrada ee XFS ayaa xukuumadda ku bogaadiyay howlaheeda shaqo.

Shirka ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ah Ra’iisul wasaaraha  Xasan Cali Kheyre, Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed, Xubanha Golaha wasiiradda iyo guddiyadooda kala duwan. Waxaa socd dhagaysiga warbixinnada Guddiyada kala duwan ee Golaha Wasiirada Xukumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu ugu horreeyo Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Dalka.

Guddiyada ayaa halkaasi waxay kusoo bandhigayaan wax qabadka xukuumadda iyo qorshayaasha u degsan mustaqbalka, iyadoo Xogahayaha joogtada ah ee Xafiiska RW, Axmed Nuur iyo xubnaha la shaqeeya ay halkaasi kusoo bandhigeen.

Qorshayaasha ay soo bandhigayaan guddiyadan ayaa waxaa ka mida: Tubta Siyaasadda loo dhan yahay, Tubta dhaqaalaha, Tubta arrimaha bulshada, Tubta amniga iyo caddaaladda.

HOOS KA DAAWO

Related posts

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Warbixinta Qorshaha Deyn cafinta ka dhageysatay Wasaaradda Maaliyadda (Daawo)

Wadani Media

Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Somalia oo si kulul u beenisay in Korontadii laga goostay [Akhriso]

Wadani Media

Wasaaradda Warfaafinta: “Dab yar ayaa qabsaday keydka waxaana soo gaaray qasaaro yar” [Sawirro]

Wadani Media

Golaha Wasiirada Somalia oo kulan aan caadi ahayn la yeeshay Golaha Dhaqaalaha Qaranka (Sawirro)

Wadani Media

Madaxweyne Farmaajo oo Amar ku saabsan Qaraxyadii Muqdisho siiyey Taliyeyaasha Ciidamada (Sawirro)

Wadani Media

Shirkadda Kenya Airways oo Duulimaad Maalinle ah ka bilaabeysa Garoonka Aden Adde ee Muqdisho

Wadani Media