Madaxweyne Farmaajo oo Taliye ku xigeen cusub u magacabay Ciidamada Booliska Soomaaliyeed [Wareegto]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo dalacsiiyey, isla markaana Taliye ku xigeen u magacaabay Cismaan Maxamed Cabdullaahi (Kaniif). Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shacisay caawa in Farmaajo uu Darajada Sarreeye Guuto u dalacsiiyey Cismaan Maxamed Cabdullaahi (Kaniif), isla markaana wareegto ugu magacaabay inuu noqdo Taliye Kuxigeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed. Jeneraal Cismaan Maxamed Cabdullaahi (Kaniif) ayaa bedelaya … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo Taliye ku xigeen cusub u magacabay Ciidamada Booliska Soomaaliyeed [Wareegto]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed