FeaturedSomali News

Madaxweyne Farmaajo oo Waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Mareykanka [Sawirro]

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee dowladda Maraykanku u soo magacowday Soomaaliya Mudane Donald Yukio Yamamoto.

Danjiraha cusub ee Mareykanka  Yamamoto ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka uga mahadceliyey ka guddoomidda waraaqaha aqoonsiga, isaga oo sheegay in dowladda Maraykanku ay Soomaaliya ka caawin doonto dhinacyada horumarka, amniga, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada.

Madaxweyne Farmaajo ayaa dhankiisa danjiraha cusub u mahadceliyey, isaga oo ku soo dhaweeyey Soomaaliya, una ballan qaaday in dowladda Soomaaliya ay la shaqayn doonto.

Image may contain: 1 person, standing

Image may contain: 1 person, standing

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 2 people, suit

Image may contain: 3 people, people sitting and indoor

Tags

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Close