Madaxweyne Farmaajo oo xilal cusub u magacaabay Sh. Nuur Baaruud & Jen. Jaamac Qaalib
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi Farmaajo ayaa magacaabay Guddi cusub oo loogu magac daray Gudigga Taakuleynta Ciidamada Qaranka. Guddigan ayaa xalay looga dhawaaqay xaflad qaaraan loogu ururinayo ciidamada dowladda oo ay ka qeyb galeen madaxda sare ee dowladda Federaalka, waxaana Guddigan uu noqon doonaa mid lacago ka soo ururiya dadka Soomaaliyeed. Guddoomiyaha Guddiga ayaa loo magacaabay Gen. … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo xilal cusub u magacaabay Sh. Nuur Baaruud & Jen. Jaamac Qaalib
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed