Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xariga ka jaray Dayactir lagu sameeyay Taalooyinka caasimadda Muqdisho, isagoo sheegay inay dib u soo celiyeen xusuus iyo taariikhdii umadda Soomaaliyeed. Dowladda Soomaaliya ayaa dib u soo sameysay astaamihii saarnaa taaalloyinka Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, SYL, taallada Dhagaxtuur, tan Xaawo Taako iyo Axmed Gurey oo ku taalla Isgoyska KM … Continue reading Madaxweyne Farmaajo: “Waxaan ku faraxsanahay inaan Dalka ku hoggaamiyey so celinta taallooyinkii taariikhiga ahaa..”
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed