Somali News

Madaxweyne Senegal oo warqdaha awoonsiga ka guddoomay danjiraha Somaliya

Madaxweynaha Waddanka Senegal ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya ee Senegal iyo qaar ka mid ah waddamada galbeedka Afrika.

Danjire Maxamed Xuseen Abuukar (Awliyo) ya waxaa uu dhawaan tagay dalkaasi kaddib magacaabistiisii.

Dowladda Soomaaliya ayaa bilo ka hor magacowday dhowr  safiir kuwaas oo Soomaaliya Ku matalaya waddamada Caalamka qaarkood.

Safaaradaha Soomaaliya ee Caalamka qaarkood ayaa dhawaan sheegay in lagu leeyahay qarashaadkii shaqada maaddaamada aysan dowladdu bixin lacaga loo yaqaan “running Cost).

 

Back to top button