Somali News

Madaxweyneyaashii hore ee dalka oo sheegay in lagu weeraray Hotel ay degganyihiin

Madaxweynayaashii hore ee dalka Xasan sheekh maxamuud, iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Hotel ay ka degganyihiin Muqdisho weerareen Ciidamada Dowladda Federaalka ah.

Qoraalo ay ku daabaceen baraha bulshada ayey ku sheegeen in Madaxweyne Farmaajo uu dhiig daadinayo.

Dowladda ayaa dhinaceeda sheegtay in ay iska difaacday weerar lagu soo qaaday.

Back to top button