Somali News

Madaxweynihii Tanzania oo geeriyooday

Madaxweynaha Tansaaniya John Pombe Magufuli ayaa dhintay, isagoo 61 jir ah.

Madaxweyne kuxigeenka Samia Suluhu Hassan ayaa xaqiijisay geeridiisa kaadib muuqaal  si toos ah looga sii daayay TV-ga.

Waxay sheegtay in Mr Magufuli uu u dhintay Arbacadii 6’dii fiidnimo xanuun wadnaha ah, isbitaal ku yaal Dar es Salaam.

Magafuli ayaa la hadal hayay in uu ku dhacay Covid19 oo uu muddo inkirayay.

Back to top button