Madixii Aminiyaadka Alshabaab ee magaalada Muqdisho oo gacanta lagu dhigay

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay gacanta ku dhigtay madixii Amniyaadka Alshabaab u qaabilsanaa Gobolka Banaadir. Wasaaradda Amniga xukuumadda ayaa sheegtay in madaxa Amniga Alshabaab ninka lagu magacaabo C/wahaab Khaliif Axmed, kuna magac dheeraa Ciise Trabuun oo la sheegay in lagu qabtay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Wasiirka Amniga Gudaha xukuumada Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale … Continue reading Madixii Aminiyaadka Alshabaab ee magaalada Muqdisho oo gacanta lagu dhigay