Somali News

Magacyada 9 Sargaal oo Dallacsiin ka helay MW Farmaao

Madaxweyanaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa dallacsiiyay sagaal ka mid ah saraakiisha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Saraakiishan ka tirsan Ciidanka Asluubta ayaa waxaa darajooyinka la dallacsiiyay guddoonsiiyay Taliyaha Ciidanka Asluubta Mahad C/Raxmaan Aadan.

Halkan ka eeg magacyada.

Back to top button