Somali News

Magacyada Taliyayashii soo maray Ciidanka DANAB

Ciidanka gaarka ah ee loo yaqaan DANAB ayaa todobaadkan yeeshay Taliyihii lixaad kaddib aas aaskoodii 2013kii.

Dowladda Soomaaliya ayaa xilka ka qaadday Taliyihii DANAB, xabsigana dhigtay, waxana Taliyaha cusub loo magacaabay Ku xigeenkiisii oo ay isku deegaanyihiin.

Haddaba halkan halkan ka eeg magacyada lixda Taliye.

1. Col. Hassan ‘Commandos’ 2013-2014
2. Lt. Col. Yaqub Ahmed Siyaad 2014-2015
3. Col. Ahmed Abdullahi Sh. ‘Ahmed Danab’ 2016-2019
4. Maj. Abdirahman Omar ‘Jeeniqaar’, 2019-2020
5. Maj. Ismail Abdi Maalik 2020-2020
6. Maj. Ahmed Abdullahi ‘Beryare’, 2020-Ilaa hadda

Beeryare oo ah taliyaha cusub ayaa Ku dhashay Ceelbuur sanadkii 1988kii, waxa uu waxbarashada heerka Jaamacadeed Ku qaatay Uganda

Waxbarashada Ciidanka waxaa uu tababarro Ku soo qaatay Turkiga iyo Mareykanka.

Back to top button