Browsing: Maqal & Muuqaal
Qaraxa oo loo adeegsaday Gaari weyn oo xamuul ah ayaa ahaa kii ugu weynaa ee muddooyinkan ka dhaca magaalada, waxaana…
Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ka tirsan Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka, kana mid ahaa xubnihii magaalada Cadaado u…
Xildhibaannada Baarlamaanka Uganda ayaa gacanta isula tegay kadib markii ay isku maan dhaafeen da’da qofka madaxweynaha noqonaya iyo sida loo…
Golaha Wasiiradda maamulka Galmudug ayaa kulan uu ku yeeshay Magaalada Cadaado kasoo gaarya go’aanno ku saabsan Xaaladda siyaasadeed ee maamulka…
Kooxda Alshabaab ayaa baahisay filim muujinaya saddex qof oo ajnabiah oo lagu sheegay inay dowlado shisheeye ay basaasiin u ahaayeen.
https://www.facebook.com/SOMALICABLE/videos/530973710578768/
Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa kala ah ayaa bilaabay inay khudbadahooda musharaxnimo ka jeediyaan baarlamaanka maamulkaasi.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabid Cabdi Maxamed ayaa ka hor yimid qaabka ay ciidamada xasilinta ee Muqdisho wadooyinka u xiraan.
https://www.facebook.com/astaansports/videos/1545775485466228/
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa difaacay dowladda Soomaaliya isagoo ka hadlay Kiiska dowlada Soomaaliya ay C/kariin Sheekh Qalbi Dhagax ugu…
Muuqaalka C/kariin Qalbidhagax ee ay Dalsoor baahisay wuxuu caddeyn kale u yahay inuu ahaa qof lagu xadgudbay oo lugaha ka…
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyada ciidda barakaysan ee Al-Adxaa.
Ururka ONLF ayaa sheegay shalay in mas’uul sare oo ka tirsanaa ururkaasi oo toddobaadkii hore laga qabtay magaalada Gaalakacayo loo…
