Browsing: Maqal & Muuqaal
Afhayeenka sare ee Xarakada Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa soo diray farriin cod ah, isagoo ka hadlaya weerarkii…
Qeybta warfaafinta u qaabilsan Alshabaab ee Al-Kataa’ib ayaa soo saartay filim nooc cusub (Infographic) kaasoo ka hadlaya qasaaraha dowladda Kenya…
Xafladdii ka dhacday xalay magaalada Muqdisho ee lagu soo bandhiyay guddiga mashruuca taageerada ciidamada qalabka sida, halkaasi oo madaxweynaha ugu…
Xiddiga dunida ugu caansan ee kubadda cagta Lionel Messi ayaa guursaday gabdhii ay yaraantiisii isbarteen, waxaana arooskaan uu noqday arooskii…
Ismaacil Cumar Madar oo uga qeyb-galay Soomaaliya tartanka qur`aan akhris dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, gaar ahaan magaalada Dubai ayaa tegay…
Kooxda Al-Shabaab ayaa markii u horeysay soo baahisay muuqaalka hoggaamiyahoodii hore Axmed Cabdi Godane oo kooxda dhexdooda looga yaqiin Abuu…
Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa eedeyn u jeediyay Ugaaska Beesha Ceyr Ugaas Xasan Ugaas Maxamed isagoo sheegay…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa fal laga naxo kula kacday Soomaali ka qeybgalay tartanka Caalamiga ah ee Qur’aanka Kariimka ee Dubai.
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad ka jeeidyay bannaanbixii lagu taageerayay Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ee Muqdisho ka dhacay…
Daawo madaxweyne Farmaajo oo maqribnimii ka soo degay Muqdisho. Inta badan Farmaajo lama soo dhoweeyo.
Ra’iisal Wasaare Kheyre: “Ma ogolaaneyno in Dhashiikeyaal lagu wato magaalada Muqdisho..” [DHAGEYSO]
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in maanta la bilaabay fulinta amarkii hubka waaweyn looga mamnuucay magaalada Muqdisho.
Qiso la yaab iyo xanuun leh ayaa ka dhacday degaanada Somaliland, kadib markii gabar kasoo jeeda beesha Isaaq ay guursatay…
“Aadan Cabdulle waxaa uu ahaa Madaxweynihii ugu horeeyay oo dalka soomaray oo ahaa Madaxweyne ku yimi hab dimuqraadiyad, dimuqraadiyadna uga…
Fannaanka Soomaaliyeed ee Dalmar Yare ayaa ku aqal galay dalka Mareykanka, isagoo dhigtay arooskii ugu heer sareeyay ee muddooyinkan.
