Browsing: Maqal & Muuqaal
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa si buuxda ula wareegay awoodda fulinta ee dowladda Soomaaliya.
C/raxmaan Faroole ayaa sheegay inuu u tanaasulay inuu yareeyo musharaxiinta tartameysa, isla markaana doonaya isbedel. Wuxuu eedeeyay madashii Qaranka iyo…
Qoraal ay wadajir u soo saareen ilaa 10 musharax oo heshiiskan doorasho gaaray ayaa qodobadiisa ka kooban yihiin: 1 -…
Dooda qeybta labaad ee musharixiinta waxaa ku sugan dhowr musharax oo ay ka mid yihiin: Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) C//laahi…
Prof. Cabdi Ismacil Samatar oo ka mida aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay qoraal uu musharax Maxamed C/llaahi Farmaajo ku qaatay…
General Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde oo ka mid ahaa hogaamiyeyaashii maxkamadaha, hogaamiye kooxeeyadii iyo wasiir ka tirsanaa dowladii KMG…
Musharax C/naasir Maxamed Cabdulle wuxuu khudbadiisa ku furay HEESTA SOOMAALI BAAN AHAY. Wuxuu ka hadlay inuu yahay dhaqtar isagoo nolol…
Maxkmadda caalamiga ah ee cadaaladda Adduunka (ICJ) ayaa hadda ku dhawaaqeysa go’aanka ay ka qaadata dacwad ay u soo gudbisay…
Cumar C/rsahiid ayaa eedeyn kulul u jeediyay dowlado taageeraya shaqsi gaara oo doonaya inuu noqdo madaxweyne.
Xildhibaan Prof. Maxamed Cumar Dalxa ayaa gabar jacbur ah kula dardaarmay musharaxa Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ka hadlay xaflad ka…
Haweeney ka mida guddoomiye ku xigeenada maamulka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowahar uga dhawaaqay inay tahay madaxweynaha xilka sii haya ee…
Xaflad lagu taageerayo musharaxnimada Xasan Sheekh Maxamuud ee xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa caawa ka socota magaalada Muqdisho.
Kulan gaara oo Golaha Ammaanka ee Q/Midoobay caawa ka yeeshay xaaladda Soomaaliya ayaa laga soo saaray go’aano ku saabsan xaaladda…
Kulan dhex maray madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ah musharax u taagan xilka madaxweynaha iyo Musharax C/raxmaan Maxamed Faroole oo…
