Browsing: Maqal & Muuqaal
Afhayeenka guud ee Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa ka hadlay qaraxyadii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee…
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya wadahadal kula yeeshay wasiirada arrimaha dibadda dalka Bariga Afrika.
Allaha u naxariistee S/Guud Maxamed Cali Samatar wuxuu ka mid ahaa saraakiishii ciidamada Soomaaliyeed ee gaara darajada ugu sareysa ciidamada…
Orodyahanka Soomaaliyeed ee Maxamed Daa’uud Maxamed ayaa lagu wadaa inuu maanta safto kulankiisii ugu horeeyay ee orodka 5000 Mitir oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Wareysi siiyay Tv-ga Horn Cable ayaa ka hadlay socdaalkiisii muranka ka dhashay ee dhowaan…
Fannaanada Nasteexo Maxamed Warsame (Nateexo Indho) oo dhowaan bandhig ay waday laga joojiyay daqiiqadihii ugu danbeeyay magaalada Hargeysa
DHAGEYSO Xasan Sheekh: “Qorshihii dowladda ee in Maamulada hoos laga soo dhiso waa shaqeyn waayay..”
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay qirtay inuu socon waayay qorshihii dowladiisa ku dooneysay inay maamulada dalka…
Samsam Maxamed Faarax oo Soomaaliya u meteshay ciyaarihii Olombikada London ka dhacay 2012
Guddoomiyaha Odayaasha beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa sheegay inay ka dhammaatay rajadii ay ka qabeen in Gobolka Banaadir xubno…
Madaxweynaha Is-maamul Goboleedka Soomaalida Itoobiya ayaa si la yaab leh uga hadlay banaanbaxyada qowmiyadaha Oromada iyo Amxaarada dalka Itoobiya ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaal ku jooga magaalada Jigjiga isagoo marti u ah madaxweynaha Kilinka Shanaad ee…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in Cali Khaliif uu qabo cudur dadka jecleysiisa ciddii dhibaato u geysata…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa shaaciyay arrin ay qaadaceen oo ku saabsan aqalka sare ee Baarlamaanka, isagoo sheegay inay waafaqsan…
Xaflad tababar loogu soo xiray ciidamo ka tirsan Booliska Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa isu bedeshay goob Qoob-ka-ciyaar iyo riwaayad…
Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka oo muranka badan dhaliyay Donald Trump ayaa sheegay in dadka Soomaalida ah iyo qaxootiga kale…
Madaxweynihii hore ee Puntland oo ah musharixii ugu horeeyay ee shaaciya inuu u tartamayo xilka madaxaweynaha
Waxaa la baahiyay cod sir ah oo laga duubay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud xilli uu mas’uul ka tirsan Beesha Xawaadle…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale dhaliilay qaabka ay ciidamada Ammaanka Magaalada Muqdisho
Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating ayaa sheegay in doorashada Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in nasiib darro ay tahay
