Browsing: Maqal & Muuqaal
Waa barnaamijkii aad sugeyseen ee sirdoonka lagana sameeyay ragga Alshabaab ka midka ahaa ee dowladda U gacan gala.Markan waxaa la…
Wasiirka Arrmaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warrancade ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliya inay xilka ka tuuraan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud…
Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa is weydiiyay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu yahay Munaafaq iyo inkale, isagoo ku…
Madaxweynaha Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa khubad uu u jeediyay ciidamada isku dhafka xoogga dalka ee Kismaayo ku…
Waxaa halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Hees cusub oo loo qaaday Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya (NISA), waxaana…
Sawirro cusub oo ay ka muuqdaan qasaarihii meydadka dadka lagu laayay xeebta Liido ayaa soo baxay iyadoo qaarkood ay yihiin…
Waa war ku saabsan weerarkii Alshabaab ku qaaday Hotelka Beach View iyo Baarka Lido Sea Food, waxaa Telefishanka Qaranka u…
Mu’asasada Alkataa’ib oo ah qeybta warbaahinta Alshabaab ayaa maanta in ku dhow 150 sawir ah oo laga qaaday weerarkii guutada…
Wasiirka Gaashaandhigga Kenya haweeneyda lagu magacaabo Rachael Omamo ayaa sheegtay in xaalada ciidamada Kenya ee ay wajahayaan ay tahay mid halis…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa amar la yaab leh soo saaray xilli uu maanta ka qeyb…
Hogaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa si caro leh uga hadlay weerarka Alshabaab ku qaadeen shalay xerada ciidamada…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo khudbad ka jeediyay shirka Madasha Qaran ee Kismaayo ayaa sheegay inuu codsanayo inaan…
Maamulka Jubba ee uu hogaaminayo Axmed Madoobe ayaa ku guuleystay marti gelin shirka madasha Qaran ee madaxda dalka oo maanta…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed oo xilka looga qaaday olole weyn oo Baarlamaanka Soomaaliya ku kala qeybsamay…
Weriye C/qaadir Faarax Dulyar oo ka mida saxafiyiinta waaweyn ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa ka sheegay shirkii shalay ku…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya xilligii KMG ahaa Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in nidaamka 4.5 uu xaq uga maqan…
Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa qeylo dhaan kasoo saaray qorshe ay sheegeen inay Golaha Murtida iyo Madadaalada ee National Theatre lagu…
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa khudbad xiiso leh ka jeediyay xaflada furitaanka Garoonka cusub ee magaalada Boosaaso. Salaad Cali Jeelle…
Waxaa maanta 8-da Janaayo 2016 si rasmi ah loo furay garoonka diyaaradaha Boosaaso, iyadoo ay furitaankiisa ka qeyb galeen madaxda dowladda…
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo ka mida siyaasiyiinta dalka ayaa wareysi xasaasi ah siiyay Barnaamijka Deperani Show ee Somali Channel…
