Browsing: Maqal & Muuqaal
TV-da Universal ayaa Wareysi dheer oo taariikh iyo waaqica hadda ka jira dalka Soomaaliya koobaya la yeeshay madaxweynihii hore ee…
Caasha Axmed Cabdalla oo hor xildhibaan u soo ahayd, isla markaana ka mida siyaasiyiinta ugu afka dheer dalka marna isu…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa sii fogeeyay rajadii yareyd ee laga qabay Mooshinka xil…
On the frontline of Somalia’s fight against al-Shabab Weriyaha Aljazeera English Maxamed Caddow ayaa warbixin xiiso leh ka diray aagga…
Xildhiban Yusuf Geelle:” In Mooshinku sharci darro yahay Guddoomiye jawaari waa isla garanay, wuxuuse nagu yiri fursad i siiya…..” (Dhageyso)…
Laba wariye ayaa lagu toogtay gobolka Virginia ee dalka Maraykanka, iyagoo si toos ah waraysi u siinaya telefishinka, waxaana falkan…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo intooda badan ka soo jeeda Gobolka Gedo ayaa dacwad ka dhan ah ciidamada Itoobiya…
Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya Maxamed Cali Nuur (Americo) ayaa sheegay inuu dacwad ku soo oogayo Gudoomiyaha…
Guddoomiyaha golaha dhaqanka beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa sheegay in Mooshinka laga keenay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu yahay…
Wasiir ku xigeenka howlaha guud iyo Guryeynta ee dowlada Soomaaliya Maxamed Cumar Geedi ayaa ku eedeeyay Maamulka Jubba inay ka danbeeyaan…
Guddoomiyaha Golaha odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan Dacar Xers Nuur ayaa si kulul u cambaareeyay Mooshinka lag keenay madaxweyne Xasan Sheekh…
Maamalka Jubba ayaa shalay soo saaray amar ay degaanadooda uga mamnuuceen Telefishanka afka Soomaaliga ku hadla ee Universal iyagoo ku…
Nabad-doon Axmed Diiriye Cali oo ka mida hogaamiyeyaasha dhaqanka waaweyn ee beelaha Koonfurta Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay mooshinka…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa soo gabagabeeyay socdaal qaatay laab maalmood oo uu ku tegay degaanka Gelinsoor, wuxuuna faahfaahin…
Xildhibaanada kasoo jeeda beelaha Daarood qaarkood ayaa bilaabay olole weyn oo ay uga horjeedaan madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif…
Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka ee maanta lagu qarxiyay magaalada Kismaayo ayaa ku eedeeyay inay qaraxa ka dambeeyeen ciidamada…
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre, horena u ahaa Wasiirkii Aarrimaha Gudaha oo hadda ka mida xildhibanada hor-boodaya Mooshinka laga keenay madaxweynaha…
Salaad Cali Jeelle oo ka mid ahaa xildhibaanadii hore ee Baarlamaankii KMG ahaa, haddana gudoomiye ka ah urur ay ku…
Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo ka mida saaxiibada madaxweyne Xasan Sheekh, hore u soo qabtay xilal kala duwan oo wasiirnimo…
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Gobollada Dhexe ee Ahlu suna C/llaahi Xirsi Diirshe (Prof. Daacad) ayaa warar kala duwan ka soo baxayaan…
