Browsing: Maqal & Muuqaal
C/kariin Sheekh Muuse Qalbidhagax ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii loola dhaqmay markii dowladda Soomaaliya ay u gacan geliay Itoobiya, wuxuuna…
Maleeshiyo ka tirsan al-Shabaab ayaa maanta laba qarax oo mattaane ahaa ku qaaday xarunta Otto Otto oo dhisme u ah…
Ganacsatada Muqdisho ee heshiiska kula jira maamulka Gobolka Banaadir oo uu saameynta ku yeeshay Go’aankii Maamulka G/Banadir ee ahaa in…
(Nairobi, July 5, 2018) – Saraakiisha asluubta iyo xooggaga ammaanka ayaa sanado badan si aan kala sooc lahayn xarig iyo…
C/kariin Sheekh Muuse Qalbidhagax ayaa ka hadlay qaabkii loo sii daayey, ciddii ka danbeysay xiritaankiisa iyo in Itoobiya loo gacan …
Waxaa Garoonka Banadir ee Koonis Stadium ka socota munaasbad lagu xusayo maalinta Xoriyadda ee 1-da Luulyo oo kulmisay xoriyadii Gobollada…
Munaasabad lagu xusayo maalinta xoriyadda Gobollada Koonfureed iyo Midowgii labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ayaa caawa ka socota xarunta…
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Somaliland ay tahay Qaran soo jiray 58 sano oo ka horeeyay…
Munaaabad lagu maamuusayo 26-ka June oo ah markii ay xoriyadda qaateen Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya, isla markaana Calan Soomaaliyeed laga…
Ciidamada amniga ee gaarka aha ayaa isku wareejiyay oo goobta kala cararay Ra’iisal wasaraha Itoobiya Abiy Ahmed, kadib qarax ka…
Waxaa barnaamij baaritaan Documentary ah laga diyaariyey sidii ay u dhadday doorashadii Somaliland ee uu ku guuleystay xisbiga Kulmiye, kuna…
Prof. Cabdi Ismaciil Samatar oo ka mida aqoonyahannada ka faallooda siyaasadda Soomaaliya ayaa ka hadlay booqashadii Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ku…
Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa jawaab ka bixiyay hadal uu hore u sheegay oo muran dhaliyey, wuxuuna…
Maamulka Somaliland ee Waqooyiga Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay Berri tahay maalinta koowaad ee Bisha Shawaal (Soonfur) ee Ciidu fitriga,…
Iyadoo ay gabagabo tahay bishii Ramadaan ee sanadkan 1439 ayaan halkan idinkugu soo gudbineynaa axkaamta sakaatul fitriga oo la bixiyo…
Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa farriin culus u diray dadka kasoo jeeda Puntland ee sida uu sheegay qeylo…
Dhalinyarada Tahriibayaasha ee laga keenay dalka Liibiya qeybta kasoo jeeda Somaliland ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Hargeysa.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay bandhig cajiin ah iyo ka sameeyay kulan Afur iyo soo dhaweyn ah…
Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaasi iyo dagaalka ka socda Gobolka Sool, isagoo sheegay in…
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mida culimada kooxaha islaamiga Soomaaliya ee xabsi Guri uga jira dowladda Soomaaliya ayaa ka…
