Somali News

Markabkii ku xirmay Kanalka Suez oo lagu guuleystay in laga saaro, Sawirro

Hay’adda Dekadaha Waddanka Masar ayaa xaqiijisay in maanta oo Isniin ah lagu guuleystay in Markabkii weynaa ee Ever Given laga saaro Kanalka Suez oo uu ku xirnaa maalmahan.

Hay’addu waxaa ay sheegtay in iyada oo kaashaneysa Hirar ay sameeyeen Maraakiibta Gujista loo yaqaanno lagu guuleystay in Markabkaas laga saaro Kanalka Suez oo u xirnaa 7 maalmood.

Talaadadii la soo dhaafay ayuu Markabkaasi degay isaga oo culeyskiisu dhanyahay 200,000 oo Tan,waxaana uu si gudub ah u seexday gudaha hoose ee Knaalka taas oo sababtay in boqolaal Maraakiib ah mariyaa waayaan.

Dowladda Masar ayaa sheegtay in khasaare maalin le ah oo gaaraya $9.6Bilyan oo doollarka Mareykanka ah uu geysanayay Markabkaas.

Inkabadan 380 Markab ayaa taagan hareeraha Markabkan kuwas oo sugayay in ay u kala gudbaan labada dhinaca ee uu Markabka Ever Given sida gudubka ah ugu degay.

Rescue teams intensified excavation and dredging efforts around the Ever Given container ship after high tides were created by the full Worm Moon

The cargo ship, seen on Sunday before it was freed, had completely blocked traffic on the Suez Canal for a week

Nighttime operations taking advantage of the supermoon king tide successfully freed the Ever Given early on Monday. The 1,300-foot ship had completely blocked shipping traffic on the vital Suez Canal for a week

The Japanese-owned ship disrupted global shipping valued at more than £6.5billion per day and exacerbated the global economic crisis triggered by Covid-19

Officials said they wanted to make use of the the high tides created by the supermoon to dislodge the 220,000-ton skyscraper-sized Ever Given

Two heavier tugboats sped to Egypt's Suez Canal on Sunday to join efforts to free a skyscraper-sized container ship wedged for days across the crucial waterway. Pictured: Dredgers attempt to free the stranded ship on Sunday

A tugboat is seen on Sunday near the Ever Given container ship which ran aground in the Suez Canal, Egypt

 

Back to top button