Somali News

Maxaa looga hadlayaa kulanka Golaha Shacabka ee maanta?

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta leh mid ka mid ah kulamadooda ugu dambeeya ee muddo xileedkooda.

Xogheynta Golaha Shacabka ayaa warbaahinta la wadaagay ajendaha kulanka maanta waxaana lagu sheegay.

Sabti,  Tar 7 Nov, waxaa jira Kulan weynihii Golaha.
Agendaha

1. Warbixin ku Saabsan Saameynta Covid 19 ee cunto soo saarka iyo nafaqada
2. Warbixin ku Saabsan Saameynta Covid 19 ee Ganacsiga
3. Akh2aad ee H/Sh Socdaalka Somalia.

Golaha Shacabka ee hadda jooga ayaa muddo xileedkooda ku egyahay 27ka December 2020 hayeshee bishii September ayey meel mariyeen xeer sheegaya in ilaa uu baarlamaan la doortay beddelo ay sii shaqeynayaan.

Back to top button