Maxaa keenay inuu Madaxweyne Farmaajo ku shaqeeyo Hotel kiro ah..? [Faaqidaad Dastuuri ah]

Sida madaxweynihii ka horeeyay ee Xasan Sheekh ayuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ku shaqeynayaa Hotel kiro maalmaha ugu horeeya ee xukuntiisa..! Arrintan ayaa dad badan isaga qasan waxaana la oran karaa waa qabyo ka dhalatay dastuurka qabyada ee sida KMG ah o qoran, waxaana wehlisa in hab maamuuska madaxweyne iyo guddiyadda doorashooyinka aysan arrintaasi u … Continue reading Maxaa keenay inuu Madaxweyne Farmaajo ku shaqeeyo Hotel kiro ah..? [Faaqidaad Dastuuri ah]