Maxaa loo xiray Agaasimihii Aamin Ambulance C/qaadir C/raxmaan..? (Akhriso faahfaahin)

Ciidamada Booliska ayaa caawa maqribtii xabsiga u taxaabay Cabdiqaadir C/raxmaan Aadan oo ahaa agaasimaha Aamin Ambulance, iyadoo faahfaahin laga helayo xarigiisa. Wararka ayaa sheegaya in xariga aasaasaha Amiin Ambulance uu ka dhashay dacwad ay ku soo oogeen laba nin oo la sheegay inay ku heystaan lacag uu ka qaaday qaab FOREX ah ay kula shirkoobeen, … Continue reading Maxaa loo xiray Agaasimihii Aamin Ambulance C/qaadir C/raxmaan..? (Akhriso faahfaahin)