Somali News

Maxaa looga hadlayaa kulanka RW Rooble iyo Midowga Musharrixiinta ee maanta?

Ra’isalwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa uu Hotelka Decale maanta mar kale kulan kula leeyahay xubnaha Midowga Musharrixiinta.

Kulanka, ayaa labada dhinac ay diiradda ku saari doonaan arimaha Doorashada Soomaaliya, Waxaana qodobada ugu waa weyn ka mida.
Diyaarinta guddiyadii qaban qaabada banaanbax ay qorshaynayaan Musharixiinta.
In guddi loo saaro wixii dhacay 19 February 2021.
Kulanka Maanta Waxaa markii ugu horeesay isku arki doona Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xassan Cali Khayre oo aan iska xilka ku wareejin ra’iisul Wasaare Rooble.
Back to top button