Maxaad ka taqaan Dr. C/qawi Ahmed Yusuf: Garsooraha heer caalami ee Maxkamadda ICJ..? [Akhriso]

Dr. C/qawi Ahmed Yuusuf waa Soomaali ayaa mar kale muddo 9 sano ah dib loogu doortay inuu ka mid ahaado Maxkamadda cadaaladda Adduunka ee fadhigeedu yahay magaalada Hague ee dalka Holland. Wuxuu ka mid ahaa  5 Garsoore oo ka mida Maxkamadda Caalamiga oo mar kale dib loogu doortay codeyn ka dhacday xaruntaQ/Midoobay, isagoo ka haya … Continue reading Maxaad ka taqaan Dr. C/qawi Ahmed Yusuf: Garsooraha heer caalami ee Maxkamadda ICJ..? [Akhriso]