Maxay ka wada-hadlayaan Madaxda dalalka Kenya, Itoobiya & Eritrea ee isugu tegay Asmara [Sawirro]
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata iyo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta gaaray magaalada Asmara ee dalka Etirea, iyadoo uu halkaasi kusoo dhoweeyay Madaxweynaha dalkaasi Isaias Afwerki. Saddex hoggaamiye ee isugu tegay magaalada Asmara ayaan faafhaahin badan laga bixin qorshahooda, laakiin wasiirka warfaafinta Eritrea Yemane G. Meskel ayaa sheegay in shirka saddex geesoodka ah ay … Continue reading Maxay ka wada-hadlayaan Madaxda dalalka Kenya, Itoobiya & Eritrea ee isugu tegay Asmara [Sawirro]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed