FeaturedSomali News

Maxay kawada hadleen Mahdi Guuleed iyo Nicolas Berlanga?

 

Sii’hayaha xilka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar), ayaa Axaddii maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Midawga Yurub u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Ambassador Nicolas Berlanga.

Kulankooda oo ku soo aaday xilli ay meel xaas xaasiya marayso xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya,labada masuul ay ka wada hadleen xaaladda guud ee dalka, amniga, dhaqaalaha iyo sidii uu midowga Yurub usii kordhin lahaa dedaallada uu ku bixinayo horumarka Soomaaliya.

 

Back to top button