FeaturedSomali News

Maxay yihiin 8-da arrin ee uu diirradda saarayo raysal wasaaraha cusub ? | Akhri Xogtan.

Raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo maanta la la dhaariyay kadib markii ay codka kalsoonida siiyeen xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya, ayaa ballan qadaay in uu muujin doono waxqabad muuqda muddada kooban ee uu xilka raysal wasaarenimo hayndoono.

Waxa uu sheegay in uu soo dhisi doono xukuumad tayo leh oo dalka kasaarta xaaladda kala guurka ah isla markaan qabata doorashooyin heshiis lagu yahay.

Raysal wasaare Rooble, oo xilka sii hayn doona muddo lagu qiyaaso 140 maalmood ee doorashada ka harsan ayaa ballan qaaday in waxqabadkiisa uu ugu horraysiin doono todobadan  qodob ee hoos ku qoran.

 

  1. Amniniga

2. Doorshooyinka.

 

3. horumarinta  dhaqaalaha.

4. Caddaalad iyo garsoorka.

5.  Dawlad wanaagga iyo la’ dagaallanka musuq maasuqa.

6.  Dib u eegist dastuurka.

7. Dhab u heshiisiinta.

8. iskaashiga caalamiga.

 

 

Back to top button