Max’ed Cumar Carte: “Waa in Madasha dib ugu noqotaa xubnaha Aqalka sare…” [Dhageyso]
Raiisal Wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa ka biyo diiday qodobka ka hadlaya saami qaybsiga kuraasta Aqalka sare ee khuseeya xubnaha loo qoondeeyay Somaliland. Wuxuu sheegay in gocasho badan ay jirto dhinaca Somaliland ka soo jeeda, arrinta u dambeysayna ay tahay khaladaadka siyaasadeed ee la galayo, isagoo intaasi raaciyay inuu Madasha ka … Continue reading Max’ed Cumar Carte: “Waa in Madasha dib ugu noqotaa xubnaha Aqalka sare…” [Dhageyso]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed