Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa dacwad kusoo oogeysa Xildhibaanno ka tirsan maamul Goboleedyada K/Galbeed iyo Hirshabeelle, sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Miltariga iyo Guddoomiyihii maamulka degmada Wanlaweyn oo loo heyso ku lug lahaanshaha dagaal beeleedkii Degmada Wanlaweyn. Baaritaan hordhac ah oo Maxkamaddu ku sameysay dagaalka Beeleed oo dad ka badan 25 qof lagu dilay … Continue reading Maxkamadda Ciidamada oo Dacwad ku soo oogtay xildhibaanno, Sarkaal sare & Gudoomiye degmo (Akhriso Magacyada)
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed