Somali News

Maxkamadda Hargeysa oo xukuntay 13 ka mid ah Ragga wax la daya Ragga kale

Maxkmada Hargeysa waxaa ka soo muuqday rag lagu eedeyay in iyagu ay isku galmoodaan nololna wadaagaan sida dadka kala jinsiga oo kale.

Waa 13 nin balse lagu xakumay ilaa iyo 10-13 sano oo xabsi ah kadib markii lagu cadeeyay eedaynta lagu soo oogay.

Xukuumadda iyo Maxkamadda Xukunka qaadayba waxaa ay kiiskan ka qariyeen Warbaahinta iyada oo aan la caddeyn sababta.

Dadka isku jinsiga ah ee  isutaga oo uu Islaamka Mamnuucay ayaa waxaa meelo badan oo ka mid ah Caalamka ku leeyihiin Ururro u dooda xuquuqdooda.

Back to top button