Somali News
Maxkamadda ICJ oo soo saartay habraaca dhegeysiga kiiska Badda ee Soomaaliya iyo Kenya

Maxkamadda Caddaaladda adduunka ee IcJ ayaa waxaa ay soo saartay habraaca dhegeysiga kiiska Badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.
Maxkamada Cadaallada Aduunk ICJ ayaa soo saartay jadwalka dhageysiga dacwada badda Soomaaliya ee ay Kenya moranka galisay, kaas oo ay dhegeysigiisa 1aad billaabeyso Soomaaliya.
1- Wareega Koowaad
Monday 15 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Somalia)
Tuesday 16 March 2021 3 p.m.-4.30 p.m. (Somalia)
Thursday 18 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Kenya)
Friday 19 March 2021 3 p.m.-4.30 p.m. (Kenya)
2- Wareega Labaad.
Monday 22 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Somalia)
Wednesday 24 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Kenya)