Maxkamadda Sare ee Ciidamada oo xukun kale oo culus ku riday ninkii dilay Wasiir Siraaje [Dhageyso]
Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun culus oo dil ah ku riday ninkii lagu eedeeyay dilka Wasiirkii howlaha guud ee xukuumadda Soomaaliya Cabaas C/laahi Sheekh Siraaje. Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidamada Liibaan Cali Yarow ayaa sheegay markii ay maxkamadda aragtay caddeymaha iyo qiraalka maxkamadda la hor keenay, ayna dhageysatay qiraalka eedeysanaha maxkamadda horteeda … Continue reading Maxkamadda Sare ee Ciidamada oo xukun kale oo culus ku riday ninkii dilay Wasiir Siraaje [Dhageyso]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed