Somali News

Midowga Afrika oo faragelinaya dagaalka Itoobiya

Madaxweynaha Dalka K.Africa oo isagu ah madaxa wareegtada Ee Ururka Midowga Africa ayaa 3 Ergo u magacaabay inay tagaan Ethiopia si loo dhex dhexaadiyo dhinacyada isku haaya Waqooyiga Gobolka Tigreeyga ee Ciidamada Federaalka iyo Falaagada.

Sedexda ergo ee lamagacaabay ayaa kala ah Madaxweynihii hore dalka Mozambique Joaquim Chissano, Marwo Ellen Johnson-Sirleaf, Madaxweynihii hore Liberia iyo Kgalema Motlanthe, Madaxweynihii hore ee South Africa.

Dagaalka Itoobiya ayaa galay todobaadkii 4aad iyada oo Dowladda aanay wali qabsan Maqalle. ala

Back to top button