Golaha Amniga iyo Nabadda Afrika ayaa kulan ka yeeshay Arrinta Xuduudka Badda Somalia ee Kenya ay muranka gelisay, kadib markii ay Dacwad u gudbisay Kenya oo dooneysa inay carqaladeyso Dacwadda ka socota Maxkamadda Cadaaladda ee ICJ. Kenya ayaa kulanka u sheegtay inay dooneyso in dacwadda Badda Soomaaliya ee ay Kenya sheeganeyso lagu xalliyo wadahadal, dibna … Continue reading Midowga Afrika oo kulan ka yeeshay Dacwadda Xuduudka Badda ee Somalia & Kenya [Dowladda Somalia oo diiday…]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed