Midowga Musharixiinta oo Qoraalkii ugu Cuslaa u diray Golaha Amniga Q/Midoobay (Faragelin ay dalbadeen)

15 Musharax oo u taagan xilka Madaxweynaha oo hore usoo noqday Madaxweynayaal, Ra’iisal wasaare, Guddoomiye Baarlamaan iyo Wasiiro ayaa warqad qoraal ah u diray xubnaha Golaha Amniga Q/Midoobay oo Isniinta ka shiraya arrimaha Soomaaliya. Qoralka oo ku socday Madaxweynaha Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay Dame Barbara Woodward oo ah ergeyga Ingiriiska u fadhida Q/Midoobay ayay … Continue reading Midowga Musharixiinta oo Qoraalkii ugu Cuslaa u diray Golaha Amniga Q/Midoobay (Faragelin ay dalbadeen)