Somali News

Midowga Musharrixiinta: “8 Feb, wixii ka dambeeya heshiis wadar oggol ah ayaa lagu xukumi karaa dalka”

Golaha Midowga Musharrixiinta ayaa ka digay in dalka ay hoggaamiyaan Shaqsiyaad ama Hay’ado uu waqtigooda dhacay sida ku xusan war saxaafadeed ka soo baxay shir ay maanta ku yeesheen Muqdisho.

Shirka ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay in wixii ka dambeeya 8 February aysan madaxweyne u aqoonsaneyn MW Farmaajo islamarkaana uu xafiiska ku joogayo kaliya heshiis wadar oggol ah.

No photo description available.

Back to top button