Somali News

Midowga Musharrixiinta oo ku dhawaaqay joogteynta Bannaanbaxyada Muqdisho

Midowga Musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in ay sii wadayaan banaanbaxyada ka dhanka ah Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Qoraal ay soo saareen mIdowga Musharrixiinta ayey ku sheegeen in banaanbaxyada magaalada ay sii wadi doonan maalmaha soo socda ilaa xal laga gaaro xaaladda taagan.

No photo description available.

Back to top button