Somali News

Midowga Yurub oo DF ka taageeraya amaanka doorashada

Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Wasiirka cusub ee wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda  Soomaaliya.

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya ,kulanka oo ahaa mid isbarasho ah ayaa sidoo kale looga hadlay sidii midowga Yurub iyo Dowladda Soomaaliya ay u Xoojin lahaayeen Iskaashiga ka dhaxeeya labada dhinac.

MidowgaYurub ayaa Soomaaliya ka taagewra dhinacyada amaanka, dib u dhiska, miisaaniyadda Dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa uu bixiyaa mushaaraadka Ciidamada AMISOM  ee Soomaaliya.

Back to top button